Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:24
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:370
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 14 2008
Madaxda Dawladda Soomaaliya oo Maanta ka Dhoofaya Muqdisho
Written by Ali Moallim   
Thursday, 14 August 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Madaxweynaha Dawladda Faderaalka KMG ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed Raysal Wasaarihiisa Nuur Xasan Xuseen ayaa ka dhoofaya Magaalada Muqdisho ee Caasumada Dalka Soomaaliya ,ayagoo ku sii jeeda Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya.

 

Madaxda Dawladda Soomaaliya ayaa casumaad ka helay Madaxda Dalka Itoobiya, gaar ahaana Raysalwasaaraha Dalka Itoobiya Meles Zanewi oo ay ka wada hadlayaan xaaladaha Siyaasadeed ee Dalka Soomaaliya iyo iskaashiga labada wadan.

 

Ciidamada Dawladda Kuwa Midowga Africa ayaa xirey inta badan wadooyinka soo gala Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya ,waxaana lasheegayaa in ay goor dhaw soo dagtay diyaaradii qaadi lahayd Madaxda Dawladda.

 

Safarkan Madaxda Dawladda Soomaaliya ee ku sii jeeda Magaalada Addis Ababa ayaa ku soo beegmaya xili ay maalmihii ugu dambeeyey ay soo baxayeen warar sheegaya in uu faraha ka sii baxayo khilaafka Madaxda sarre ee Dawladda ayna dhawaan fashilmeen wada hadalo laga dhex wadey Madaxweynaha iyo Ra,isal Wasaare Nuur Cadde.

 

 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >